Ramsey-Washington Metro Watershed District
  • Explore
    • Watershed Map
    • Projects and Waters
    • Management Plan and Reports
  • Get Involved
    • Watershed Education
    • WaterFest
    • Clean Water Tips
    • Stewardship Grants
    • Awards & Recognition
  • What’s New?
    • Events
    • News
    • Current Projects
  • Are You in the Watershed?
  • About
    • Covid-19 Update
    • Overview
    • Board of Managers
    • Our Team
    • Citizen Advisory Committee
    • Employment
    • Calendar
  • Contact
  • Document Library
  • Permits
  • Stewardship Grants
  • Explore
    • Watershed Map
    • Projects and Waters
    • Management Plan and Reports
  • Get Involved
    • Watershed Education
    • WaterFest
    • Clean Water Tips
    • Stewardship Grants
    • Volunteer Interest Contact Form
    • Awards & Recognition
  • What’s New?
    • Events
    • News
    • Current Projects
  • Are You in the Watershed?
  • About
    • Covid-19 Update
    • Overview
    • Board of Managers
    • Our Team
    • Citizen Advisory Committee
    • Employment
    • Calendar
    • Permits
    • Stewardship Grants
    • Calendar
    • Document Library
    • Weather Station
  • Soomaali
  • Español
  • Hmoob
  • ကညီ

Biyaha tayo leh nolal tayo leh.

Degmada Ramsey-Washington Metro Watershed ayaa mas’uul ka ah ilaalinta iyo hagaajinta khayraadka biyaha iyo hannaanka deegaanka ee ku yaala bariga Ramsey County iyo galbeedka Washington County, Minnesota.

La shaqaynta 12 magaalo ee degmadeena, waxaan maamulnaa qiyaastii 65 mayloo laba jibbaaran oo ugu dambeyntii ku daadineysa Wabiga Mississippi, oo ay ka mid yihiin 20 lagood, shan il iyo in ka badan 1,000 dhul qoyan. Waxaanu kormeernaa tayada biyaha, maaraynaa hirka biyaha, dib u soo celinaa degaannada dabiiciga ah iyo bixinaa waxbarashada kala qaybinta biyaha ee bulshooyinka maxalliga ah.

District office

Xiriir

Wixii Ingiriisi ah / Taageero Soomaali ah wac 651-412-9603
Kadib markii aad gasho code 129

Degmada Ramsey-Washington Metro Watershed
2665 Noel Drive
Little Canada, MN 55117

Telefoonka degmada: 651-792-7950
Emailka: office@rwmwd.org
Saacadaha Xafiiska: 8 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo

Booqo boggeena oo dhan rwmwd.org.

Kormeerka Barnaamijka Deeq siinta

Waxaanu bixinaa deeqo illaa $ 15,000 si aad u dhigtid mashaariicda maamulka biyaha ee gurigaaga. Kuwani waxaa ka mid ah beeraha roobka, dib u soo celinta xeebaha, abuurka hooyga, goobaha gawaarida la dhigto iyo habab kale oo caawiya kaas oo yareeyo socodka hirka biyaha. La xiriir Maamulaha Mashruuca Watershed Paige Ahlborg wixii war dheeraad ah.

Gaariga WaterFest

Waxaan martigelinnaa dhacdadan qoyska bilaash ah bisha Juun sannad kasta ee Lagta Phalen Regional Park ee Saint Paul. Ku raaxeysta ul doon ku wadida, cayaaraha, muusikada iyo qoob ka ciyaarka, bandhigyada iyo waxyaabo kale oo badan oo ka mid ah goobaha madadaalada. Booqo baalkayaga WaterFest si aad wax badan uga baratid.

Sailboat

Guddiga La-talinta Muwaadiniinta

Guddiga La-talinta Muwaadiniinta waa koox mutadawiciin ah oo caawiya haga ama ka shaqeya asag oo annaga noosheegaya arrimahee muhiim u ah bulshadooda, iyo sida aan u horumarin karno barnaamijyadeenna. Haddii aad jeclaan lahayd inaad ka mid noqoto guddiga, fadlan la xariir Maamulaha Degmada Tina Carstens.

 

Connect

  • 2665 Noel Drive
  • Little Canada, MN 55117
  • P: 651-792-7950
  • E: office@rwmwd.org

Resources

  • Website Credits
  • Privacy Policy